Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan ahay qof kaligeed isla sheekeesata?

(1/1)

Ruu ali:
Asc doctor's
Waxan ahay gabar, waxan ku jiraa sanadki 1aad ee jamacada, waxaan jooga muqdisho
Dhibatadeydu waxey tahay waxaan ahy qof kaligeed isla sheekeesata,  tusale ahaan qolkeyga ama musqusha ayaan tgaa  wax ban sawirtaa oon ka sheekeeyaa kaligey, mararka qaarkiis neh waan oooyaa in badan wax ayadon igu dhicin meelna i xanuunen (waxay igu qaadataa saacad ama nus saac) inaan caadi kussoo laabto.
Sido kale waxan ahay qof dadka aan dhex_galin sidaan uso weynaday ba

Su'aasheydu  waxay tahay qof waalan miyan ahay? ama ay kusoo socoto? mise waxan ahay qof caadi eh ?

Mahadsanidiin in badan

Ruu ali:

--- Quote from: Ruu ali on January 20, 2020, 06:39:15 PM ---Asc doctor's

--- End quote ---

Ruu ali:
.

Milica_soomali:

Princejeyte:
Is quraan saar insha'Allh, Waxaan rajaynaa in aad caafimaadi Doonto insha'Allh

Navigation

[0] Message Index

Go to full version