Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan isku arkaa shahwo marka kadhinayo?
(1/1)
Zakayow:
Asc ugu horeyn bahda dhaqatiirta dhamantiin wan idin saalamay suasheyda hadaaan ugudbo
Waxaan isku arkay markaa suliga galo oo xaja gudanayo oo kadinaayo ba marka kadi bogto iney wax igu dambeyan camalaa dareema wana iska keena wax kaadi aheyn oo shahwo uu eg oo burbur yariis wato ha iga yimado wana mid mardhaw isku arkay
Qeyr allah idin siiyo dhamaantiin insha allah
Navigation
[0] Message Index
Go to full version