Author Topic: Naqaska ayaa idhibo kadibna waa qufacaa  (Read 3003 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Barsey

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Naqaska ayaa idhibo kadibna waa qufacaa
« on: February 06, 2020, 04:32:02 AM »
Asc Somalidoc

Dhuunta ayaa i cuncunto kadib waxan darema Qufac iyo in neefta oo idhibta.
Xiliyada qabowga habeynki iyo marka baahi dareemo ama wax qabow aan cabo.
Mana aqaan waxa ihaayo Dr.

#JazaKaAllah