Author Topic: Su'aal: Gastroesophageal reflux disease?  (Read 2294 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline HEERSARE

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Gastroesophageal reflux disease?
« on: February 13, 2020, 09:45:52 PM »
ASC DHAKHART

AAD BAAN UGU FARAXSANHY SIDA AAD DADKA SOMALIYEED UGA HAQAB TIRTO SUALAHA AY QABAAN.
WAXAN DAREEMAA DAREEN GUBASHO OO KALE (MACNE LAAB XANUUN ) OO  AH HALKA LAABTA AMA SAKAARKA EE WADNAHA KU BEEGAN.
WAXAAN MAR HORE ISKU ARKAY STRONG REACTIVE H.PYLORI. WAXAAN QAAATAY TRIPLE THERAPY METANEDAZOLE +AMMOXICILLIN+OMEPRAZOLE .WAAN FIICNAADAY LAAKIN MARKI HORE MAAN LAHAYN ASTAANTA LAAB XAANUUNKA .
ANIGU WAXAN AHY LAB TECHNICIAN DHAKHTAR WAAN LA TASHADAY WUXUU IGU YIDHI XANUUNKAAGU WAA GERD OO MURUQ BAA DEBCY
GAASTII CALOOSHA AYAA SOO NOQONAYSA . WUXUU I SIIYEY NEXIUM KININ ANTIACID AH LKN KELYO XANUUN BUU IGU KEENAY MARKAAN IN YAR QAADANY KUWAN KALENA WAXBA IGAMA JARAYAAN MARKAA DHAKHTAR MXAAN SAMEEYAA BAL ILA TALI





 

Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 39951
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Controversial autism researcher tells local Somalis disease is solvable

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 3
Views: 15672
Last post December 22, 2010, 06:08:52 PM
by Waxbaro!
IOM Field Nurse - Emergency Response to Diarrhoeal Disease Job in Dadaab Kenya

Started by AdminBoard Medical Jobs & Trainings

Replies: 0
Views: 9008
Last post July 28, 2011, 05:45:20 PM
by Admin
Su'aal: maxaa 'Peripheral Vascular Disease' af soomali lagu dhahaa?

Started by DidiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5860
Last post March 17, 2016, 06:12:04 PM
by SomaliDoc
Boronkiitada Raagta (Chronic Obstructive Pulmonary Disease)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 23172
Last post August 06, 2008, 09:19:29 PM
by SomaliDoc