Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Afkayga candhuuf ayaa soo dhaafta?

(1/1)

Ahmed_Carab:
Asc SomaliDoc.

Markaan dadka la hadlaayo afkeyga candhuuf ayaa soo dhaafta, midaasoo dadka igu kiraahsadeen, maadaama candhuufta afkeyga soo dhaafta ay wajiga ka dhaceyso.

Sideen iskaga goyn karaa dhibaataan dadka igu qurunsaday, mase tahay cilad la xiriirta xaga hormons-ka?

Akhaa Binu Jowhari:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8123.0
Walal linkagaas bal akhris inta dhakhtarka kaga soo jawaabayo suaashada

Navigation

[0] Message Index

Go to full version