Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cillad dhinaca maskaxda ah?
(1/1)
Kaynanyare:
Asc wan idin salamay waxaan ka cabanayaa cillad dhinaca maskaxda ah taasoo ah shay ama qof gaara oo xusuustayda ka baxayn aniguna aan is dhahayo maad ilowdid ka bacdi aan murugoonayaa mana awoodi karo in shaygaas ilaawo arintaas maxay noqon kartaa
Nimcaa:
markaa miyuu kugu soo noqnoqayaa
fakar ahaan qofka aad ugu fakarto ma isku dhawdihiin xidhiidh maad leedihiin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version