Author Topic: Su'aal: Turqin ayaa iga haysata naaska hoostiisa?  (Read 2289 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Assad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Turqin ayaa iga haysata naaska hoostiisa?
« on: February 16, 2020, 08:48:22 PM »
Asc wr wbr wll dhaman dhakhaatirta ka hawl gasha websitkan aanan u arko dad u fikiraya dadkooda waxaan ALLAH SW ka baryayaa dad sidiinoo kale ah inuu baahi badan ayaa soomalida ka dhax jirtee ka soo saaro Awood isagaa iska leh idinkana ALLAHA idin xifdiyo dhinackaste Aameen ...
    wll laba su'aal ayaan qabaa
1. turqin ayaa i haysa naaska hoostiisa iyo lafaha  dhabarka dhaxdooda dhinaca midig dhinaca bidixna uma seexan karo in badan wuu i xanuunayaa  raajito waa la i saaray computer waa la i saaray wadnahaagu waa caadi feerahaagu caadi sambabkaagu waa caadi ayay i dheheen ilaa shan dhakhtar waan tegay turqintuna markasta way i haysaa dhinaca bidixna ee wadnaha feerahna uma seexan karo in badan wax talo ah
2. kaadidaa i gubaysa kalida midigna way i xanunaysaa cuncun xiniinyaha ahna waan leehay, dr tanna computerka kalyaha waa la i saaray iyo kaadi haysta waa infection kaliya ayay dheheen kiiniino ayay ii soo qoreen markaan dhamaysto waan way igu soo laabmaysaa ceftraxone kaliya ayaan arkay wax aan caadi ku noqdo oo isla markaasna marky dhamaato ay halkii ka bilaabmayso dhakhtarna waan ka daalay, Dr taasna wax talo ah JazaakALLAAH .