Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun ku dhaca Parotoid gland?

(1/1)

Kma368700:
Assalamo calaykum dr Alla haka abaal mariyo hoosha hayso. Waxaan rabay dr hooyaday aya mudo sanado badan eh la xanusan parotid gland waxay daawo ahaan u isticmaali jirtay daawo kaalmati eh, dhaqtar aya geeyay wuxu naku dhahay waa qaliin taxadar ubahan welibo lobahanyahay dhaqtar nervous ku taqasusay. Waan ka baqay in somali gudaheed laku qalo dibadana mana awoodno. Xanun aya haayo dhiig yare, warne garaac, iyo kuwa kle badan marka dr maxa sameynaa oo daawo ahaan ey uqaadan kartaa? Fadlan dr wadanka somalia majoogan dhaqatir bulshada ka naxdo wllhi lacag mooye wax kale uma fadhiyaan, Malaka heli karaa nairobi specialist arinta ku shaqa leh garab aya kaga bahanahay, Alla dartee.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version