Author Topic: Su'aal: Xanuun qeybta maskaxda korkeeda ah?  (Read 2503 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Muna maxamed maxamud

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuun qeybta maskaxda korkeeda ah?
« on: March 05, 2020, 02:15:11 PM »
 Muna maxamed maxamud

« Reply #1 on: Today at 02:11:53 PM »

QuoteModify


Asc  dr  aad  baan idiin salmaya  dhamaan  bahdiina  cfmdka  saln  kadib
Dr  waxaa  aad  ii  xanuunaya  qeybta  kore  ee  maskaxda  mararka  qaar  waxaa  dareemaa  culees  dhnka  madaxa  ah ,daal  madaxa  ah  iyo  kabaabiyo  mararka  qaar  aan  ka  dareemo  madaxa  iyo  inaa  mararka  qaar  ku  jiifi  waayo  madaxa  waqti  badan 


Waxaa  kaloo  lasocda  indho  xanuun  daran  oo  markaa  doctorka  indhaha  u  tago  uusan  waxba  iga  sheegeenin  cillada  indhaha  iga  heesataa  oo  ah  kuleeel  iiga  shidmo  indhaha  iftiinka  oon  u  dulqaadan  karin  waxyaabo  madow  oo  i  hor  socda  indhaha 
Sidoo  kale  maalmahaan  dambe  aan isku  arkay tabardarro  xubnaha qaar  sida  gacmaha  oo  aad  tabar  darro  ah  ka  dareemaayo  tusaale  telka   ma  awoodi karo  inaaan  kor  ugu  haayo  wey  diidadayaan  oo  awood darro  saa id  ah  ka  dareemayaa  mararka  qaar qoorta  iyo  garbaha  culees  cmlaa  ka  dareemayaa  waxyaabaha  qaar  markaa  gacanta  ku  qabto  wey  iga  fakanayaa   maalmahaan  dambaaa  isku  arky 
Tan  iigu  daraan  waskaxda  oo  gacanta  xitaa  kuma  taaban  karo  qofna  ma  ogoli  inuu  madaxeyga  taabto  xitaa  tinta  mashaleen  karo  qeybta  maskaxda  shanlada uma  dhaweyn  karo   wey ijiidmeesaa qeybta  maskaxda tinta  hada isku  xiro 
Docttorka  cudurada  guid  mar  baan u  tagay  1  cudur  igama  sheegin 
Doctorka  nerfaha  u  tagy  wixuu  ii  sheegay  inaaa  migraine  qabo  oo  maskax  xanuunka  sababaayo  baaritaan iima  uu san dirin
Kaniiniga  hadaan  qaatayna  wax  isbadal  weyn  kama  dareemin 
Marka  dr  cilladaas  dhanka  maskaxda  iga  heesa  maxay  kula  tahy bal  tafaasiil  iga  sii  adigoo  mahadsan
Maalmahan dambana waxaa igu  soo saa iday xanuun  lafaha murqaha iyo  seedaha  ah  wax  culeees ah   oo  faraha  ku qadi  karin   lugaha  oo  i  xanuuno  markaa  fadhiisto  ama soconaayo  faraha  gacmaha  ayaa iigu  daran  xanunka   
Dr  ii soo  jwb  insha  allh

 






 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33224
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32255
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23453
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29378
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48093
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc