Author Topic: Su'aal: Jilbaha ayaa la iga hayaa?  (Read 2124 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ridwan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Jilbaha ayaa la iga hayaa?
« on: March 09, 2020, 04:12:07 PM »
dr waxaan isku arkey lafo xanuun saaid ah mana aqaan wakhtiga uu igu bilaamey lafo xanuunkaasi siiba waxaan aad iga cawda dhanka jilbaheyga oo marka la taabto xataaa diidaa dr xanuunkas ma jiraa se daawo ma u helayaa