Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Nin dhalinyaro oo dhawaan guursaday?

(1/1)

Adamu:
Asc Bahda Somali doc aad ayaad u MAHADSANTIHIIN sida wanaagsan ee aad Bulshada Ugu adeegaysaan Intaa kadib Su'aashaydu waxa weeye waxaan ahay nin dhallinyaro ah oo dhawaan guursaday in mudo ah xaaskaygu uur iima qaadan dhakhtar ayaan u tegay waxa uu ugu sheegay OLIGOASTHENOSPERMIA
Markaa anigu wax Aqoon aha uma lihii fadlan maxay Tahay OLIGOASTHENOSPERMIA.?

Mahadsanidin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version