Author Topic: Su'aal: Nin dhalinyaro oo dhawaan guursaday?  (Read 2667 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Adamu

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Nin dhalinyaro oo dhawaan guursaday?
« on: March 18, 2020, 02:20:29 AM »
Asc Bahda Somali doc aad ayaad u MAHADSANTIHIIN sida wanaagsan ee aad Bulshada Ugu adeegaysaan Intaa kadib Su'aashaydu waxa weeye waxaan ahay nin dhallinyaro ah oo dhawaan guursaday in mudo ah xaaskaygu uur iima qaadan dhakhtar ayaan u tegay waxa uu ugu sheegay OLIGOASTHENOSPERMIA
Markaa anigu wax Aqoon aha uma lihii fadlan maxay Tahay OLIGOASTHENOSPERMIA.?

Mahadsanidin.




 

Su'aal: Hada ayaan guursaday waxaan isku arkay dareen la'aan?

Started by NasriinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 9179
Last post January 11, 2019, 09:07:39 AM
by Qoorgaab120
Su’aal: Dhowaan ayaan guursaday, Waxaan igu dhacay dhabarxanuun.

Started by Hashimyare100Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 3325
Last post May 01, 2020, 09:59:44 PM
by Hashimyare100
Su'aal: Waan guursaday, uurna wali ma qaadin?

Started by SalmaanuBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4470
Last post November 30, 2018, 07:42:54 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Goor dhaw ayaan guursaday?

Started by Saxaaf120Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9170
Last post December 16, 2016, 08:24:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan guursaday labo naag?

Started by MihsinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5946
Last post December 18, 2018, 11:03:32 PM
by SomaliDoc