Author Topic: Su'aal: Cunaha ayaa wax ii tagan?  (Read 2600 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nuure450

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cunaha ayaa wax ii tagan?
« on: March 23, 2020, 02:56:11 PM »
Asc dr iska wrn setahy salan kadib  Dr  dhuunta ayaa wax ii tagan mrkan wax cunayo waxan mooda inan xoog ku dhaafayan dhuunta mrkan candhuuf laqaayo maba dhaafayaan dhuunta waxan mooda inay weli afkeyga ku jirto candhuftas.