Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jilbaha ayaa la iga hayaa?
(1/1)
Ridwan:
dr waxaan isku arkey lafo xanuun saaid ah mana aqaan wakhtiga uu igu bilaamey lafo xanuunkaasi siiba waxaan aad iga cawda dhanka jilbaheyga oo marka la taabto xataaa diidaa dr xanuunkas ma jiraa se daawo ma u helayaa
Navigation
[0] Message Index
Go to full version