Author Topic: Su'aal: Timahaa aad iyo aad ii daadanayo?  (Read 2861 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Racwi cdy

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Timahaa aad iyo aad ii daadanayo?
« on: May 03, 2020, 06:06:46 PM »
Asc somalidoc illahy ajar badan hakaasiyo sidad bulshada ucawinayso  waxaan donaye inan kuwaydiiyo timaha aad iyo aad iidadanaayo   midabkii xataa waka tagay tinta  korkay iiga dadataa hadan gacanta galiyo sifudud iguso raacee  afar xabo iiso haray daal badan xilikasta subixi aroorti xitaa waad dalanahy  lugaha aad ayey iixanuunayaan xiliyada qabowga iyo markasta ilmo yar nuujiyaa dr maxaa talo isiin leheed tintayda maxaan kusoo ceshataa waxbadan iga qasaray




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Bius
« Reply #1 on: May 08, 2020, 11:04:13 PM »
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html
Walal link-ga kor ku dhifo si aad ugu faa'iideysato waxyaabaha la xariira tima daadashada een inta dhàkhatrka kaaga Soo jawaabaya.
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.


 

Su'aal: Marka Shanlaysanayo Madaxayka Waxaa Ka soo daadanayo qolof cad cad?

Started by AbuurayaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4422
Last post November 25, 2014, 04:46:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Timaha oo iga daadanayo?

Started by Libaaxa layrta jiifaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2167
Last post April 18, 2019, 07:02:45 PM
by Libaaxa layrta jiifa
Su'aal: Cub cub iyo olol xoogan oo timahaa?

Started by عبد الرحمنBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3257
Last post December 16, 2016, 08:31:27 PM
by SomaliDoc