Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Daawada la dhoho fountain of life?

(1/1)

HANI FAARAX77:
ASC/ Ramadan wanaagsan  dhamaan somalidoc , ilaahay ajar haydin siiyo , waxaan rabay in talo la iga siiyo ama haddii aad warbixinteeda haysaan daawo lagu magacaabo (Fountain of life) oo la yidhi waa daawo dabiic ah , mudooyinkaana wadankeena kusoo badanaysa ,qolooyinka daawadaas iibinaya aad bay u amaanayan xanuuno badana waa daawaynaysaa ayay sheegayan in kastoo dhakhtar ka kaliya ay wanaagsantahay wixii dawo ah in looga dambeeyo , hadana baadhitan hadan kusameeya , waxaan arkay dad isticmaalay oo amaanaya caalamka oo dhan, hooyaday oo dhiikar qabta iskana juucjuucsan ayaan u gadi lahaa, marka waxaan rabay inaad bal bahashaas bulshada la wadaagtan haddii ay dhib leedahay si aan wax badan u ogaano, waana mahadsantihiin .

Navigation

[0] Message Index

Go to full version