Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan isku arkay Erictile dysfunction?
(1/1)
Samatarkodar:
Asc Dictore adbad ugu mahadsantahy hawshan wayn ed bulshada u hayso
Dr waxan isku arkay kacsi la,aan ama inu qodhahayga adkan waayo kadib dhakhtaro badan o boqday waxay i shegen jawabo kala duwan arintana wa ku wareray lacagna wa iga dhamatay
Dr midba wuxu i qoray irbada testosterone iyo Viagra kadib bilo markan qatay wax wayn ima tarin kadib waxa booqday Dr hadana wuxu ishegay inay testosterone levelkyga normal tahay e an qabo bilateral varicocele o an qaliin u bahanahy isla markas ku kale an boqday wuxu i shegay inana qabin xanunkas varicocele kalia vitamino iyo viagra ayu i qoray please i cawi xasna wan leehay Dr...?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version