Author Topic: Su'aal: Indhaha ayaa aad ii daala?  (Read 2633 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qodaxcade

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Indhaha ayaa aad ii daala?
« on: September 26, 2020, 02:25:04 PM »
Assalaamu calaykum,
Aad ayaan kuugu mahadcelinayaa dr taageerada joogtada ah eed siinaysid ummadda soomaaliyeed,
Salaan kadib waxan ahy wiil somaliyed waxaan ka cabanayaa DAALKA INDHAHA OO AANA KALA QAADI KARIN marmarka qaar, midda kale indhahaygu qaybta caddiinka ah waa calow calow oo cadiin saafi ah ma aha waxan moodda inuu wax saaran yahay!! waxan  u tagay dr ka indhaha wuuna i baadhay wuxuuna ii qoray sunglasses iyo dawadaan (OCUFLUR eye drop) waana hoos kaga qoran dawada "FLURBIPROFEN SODIUM OPHTHALMIC SOLUTION USP" sidoo kale anigu inta badan waan dhafraa marka aan dhafarka yareeyo indhuhu daalku wuu iga yaraada,
markaa waxan dr waydiin lahaa dawadaan iyo waxa loo isticmaalo(YAA ISTICMAALI KARA DAWADAAN?), marka maadaama uu daalkii iga yaraaday ma iska daaya dawada mise waan isticmaalaa?
Dr dawadaan haddan isticmaalo wax dhib ah ma' iikeenaysaa?