Author Topic: Su'aal: Gastric Cancer or stomach cancer?  (Read 553 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamed Abdirizak

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
Su'aal: Gastric Cancer or stomach cancer?
« on: June 09, 2020, 10:09:57 AM »
asc dr
waxn rabaa su'aal inaan kuwaydiiyo. oo sidan ah.
qof familka ka tirsan baa dhakhtar wuxuu ku yiri waxaad qabtaa canserka caloosha  isagoo ula jeeday in gaaska   hayay uu nabar ku sameeyay qaybta kore ee caloosha ama (upper abdominal ).naarkaas oo noqday cancer waa sida uu sheegay
maxaa lagu dawaynkaraa gastric canser kaas? xal aan qaliin ahayn maleeyahay? ,khatar intee le eg ayuu qofka noloshiisa ku eeyahay?

baaritaan dhanka enterneetka ah oo aan sameeyay waxaan ku ogaaday 5 ama 5 marxaladood inii maro ,2da marxaladood oo kala ah stage 3 iyo stage 4 ayaa ah kuwo ugu daran dawadiisa siiba stage 4 xalkiisu waa adagyahay.

mahdsanidiin




 

Gaas / Gaastiriko (Gastritis) - Stomach or Peptic Ulcer

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 9
Views: 107704
Last post April 06, 2016, 05:57:46 PM
by Superayuub
Water on empty Stomach

Started by PrincessMuniBoard Topics in Healthcare

Replies: 9
Views: 8529
Last post May 27, 2011, 09:21:05 AM
by Barnaby
Su'aal: Maxaa connection ah oo ka dhaxeeyn kara gastric and nerve?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1993
Last post March 02, 2016, 01:58:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gastric, Hurdo la'aan, Welwel iyo Naxtin?

Started by Khansa AbdirahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1795
Last post January 25, 2016, 04:46:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan qabaa xanuunka gastric?

Started by CaydarusBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1346
Last post February 15, 2016, 04:45:25 PM
by SomaliDoc