Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Is bedelka cabirka muraayadaha aragga?

(1/1)

Madruud:
Asc Dr. Aad ayaad ugu mahadsan tihiin shaqada wacan eed bulshada u haysaan.

Aragga waxyaaba fog ayaa i dhibaayay, dhaqtar ayaan u tagay wuxuu ii soo qoray ookiyaale -1.25 ah oo laba indhoodba isku cabir ah. 2 sano kadib hadane waa la iga badalay waxaana la i soo siiyay -2.25 .
Isbedelkaas muxuu calaamad u noqon karaa? Ma in aragaygu hoos u socdaa ama in uu kor u socdo?
Mahadsanidiin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version