Author Topic: Su'aal: Is bedelka cabirka muraayadaha aragga?  (Read 2421 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Madruud

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Is bedelka cabirka muraayadaha aragga?
« on: July 19, 2020, 09:59:37 PM »
Asc Dr. Aad ayaad ugu mahadsan tihiin shaqada wacan eed bulshada u haysaan.

Aragga waxyaaba fog ayaa i dhibaayay, dhaqtar ayaan u tagay wuxuu ii soo qoray ookiyaale -1.25 ah oo laba indhoodba isku cabir ah. 2 sano kadib hadane waa la iga badalay waxaana la i soo siiyay -2.25 .
Isbedelkaas muxuu calaamad u noqon karaa? Ma in aragaygu hoos u socdaa ama in uu kor u socdo?
Mahadsanidiin.




 

Dhibaatooyinka Aragga (Vision Problems)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Indhaha

Replies: 0
Views: 40394
Last post April 09, 2008, 12:42:46 AM
by SomaliDoc
Lumista Aragga (Vision Loss)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Indhaha

Replies: 4
Views: 57344
Last post January 19, 2015, 02:24:47 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dareemaa aragga oo iga sii lumaya?

Started by Khaalid YusufBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4069
Last post January 13, 2015, 01:03:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Layliga Yoga & Xoojinta Aragga?

Started by SayidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2522
Last post July 17, 2017, 12:35:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa imisa cabirka ama dhererka xubinta ragu ama gusku?

Started by ABDULLAHI FARAHBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6121
Last post July 30, 2015, 03:58:22 PM
by SomaliDoc