Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gubasho gacmaha ayaan leeyahay?

(1/1)

Abdikani jama:
Asc dre waan ku salamay waxaan anoo yar ka gubtay gacanta bidix aad ayyaan uyara meel baadiyaha tan iyo waagas dhakhtar ma aann tagin imminkana nin wayn ayyaan ahy o waan la qabsaday gacantii wax dhib ah iguma hayso ama xanuun lkn waan dareemaya inay ka tabar yartahay tan kale oo unugushahay shaqo badana aysan qaban karin waxaan jeclahay inan taladiina helo ood igu biirisaan qallinka aan ubaahnahay iyo sida gacantayda wax loga qaban karo iyo mesha iigu habbon een ka heli karo dhakhtar iigu wanagsan haddi loo baahdo sawirrada iyo dhibku intuu gaarsiisanyahay waan idinla wadaagaya ee ii so jawaaba.
MAHADSANIDIIN

Navigation

[0] Message Index

Go to full version