Author Topic: Su'aal: Cillad dhanka dhagta ah?  (Read 2558 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hani Hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cillad dhanka dhagta ah?
« on: August 07, 2020, 02:39:10 PM »
Asc. Dhawaatiirta sharafta leh kheeyr Allaha idin siiyo. Waxaan leeyahay uurkeygi ugu horeeyay. Waxaan hadda ahay 15 weeks oo bishii afaraad ayaan ku jiraa. Isbuuc ka hor ayaa dhaqtarka iigu dambeeysay xiligaas oo baaritaanka guud soo sheegay caafimasd qab dhan kaste ah marka laga reeno malaria la iga helay. Kadib waxaan dareemayaa in dhagta bidix aan ka maqlaayo dhawaq u eg kan wadnaha oo i garaacmaya waliba si joogto ah marka laga reebo xiliga aan sujuudsanahay, waxaan isku dayay inaan wadnahayga gacanta saaro si aan u ogaado garaaca wadnaha iyo dhawaqaas inee isku xiranyihiin taasoo aan u arkay ineesan xitaa ilbiriqsi kala dambeeynin. Maqaallo badan ayaan aqriyay arinkaas balse waxaan jecleestay talada dhabta ah inaan adinka idinka helo. Wax normal ah oo xaalada uurka la socda ma noqon kartaa, mise waxaan ku qasbanahay inaan dhaqtar la xiriiro? Mahadsanidiin.




 

Calaamadaha u gaarka ah oo lagu garto hoolgabnimada dhanka dhalmada

Started by MutaweliBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 42698
Last post June 28, 2014, 02:30:53 AM
by Mutaweli
Su'aal: Waxaan leeyahay neef dhanka xubinta taranka?

Started by ChoukriBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10581
Last post January 14, 2015, 12:30:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ka cabanayaa xanuun dhanka xubinta kintirka?

Started by Amaal AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5865
Last post November 04, 2016, 06:22:47 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun gumaarka waliba dhanka bidixda ubadan?

Started by ElmaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4168
Last post August 22, 2018, 10:26:47 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa i xanuunaya xabadka dhanka feeraha?

Started by QalbiyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4026
Last post January 25, 2016, 04:44:11 PM
by SomaliDoc