Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Magaadka muxuu daawo u yahay?
(1/1)
Omar Muhumed:
Asc Digtoore, in mudo ahba waxaan qabay su'aal ah Magaadka maxuu daawo u yahay?! Yaraanta nadii ayaa hooyo shaaha noogu dari jirtay ayada oo na dhaheeyso waa daawo, anagana urkiisa
waan dhibsan jirnay hadana waan iskaga cabi jirnay.
Magaadka waa budo daqiiq ah oo cadaan danbas xigeen ah inta aan ka xasuusto.
Mahadsanidiin.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version