Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhanka caruurta ah?

(1/1)

Gamal Abdinasir:
aad ayan idinku mahad celinayaa somalidocs waxan rabaa in ad I sheegtan canug oo markii uu rashiin cuno ama caano cabo wuu qufacayaa waliba qufac aan kala go laheyn kasibna way mataqeysaa marka idinkoo mahadsan su aashaa ii sheega

Navigation

[0] Message Index

Go to full version