Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: KAADI HAYSTA AYAA I BARARTA?

(1/1)

Qodaxcade:
ASSALAAMU CALAYKUM,
Dr aad ayaan kaaga mahadcelinayaa dadaalkaaga aad ku caawinayso ummada soomaaliyeed,
Anigu waxn ahay wiil dhalinyaro ah, waxaan illaa muddo fog isku arkay in KAADI HAYSTU I BARAR TO MARKA kaadi i hayso, waxoogaa kadib na barar ku wuu yaraanayaa, kaadidu ima gubto, waan ceshan karaa lkn kaadihaysta ayaa i bararaysa xanuun yar na way leedahay, markaan kaadiyo kadibna dhowr daqiiqo bararkii iyo xanuunkiiba way yaraanayaan, Wali dhakhtar ma'aadin,
Sidaas darteed dr XAALKAYGU WAA SIDEE? MA INFECTION BAA I HAYYA?, MA CUDUR KALE AYAA JIRA?
MAXAAD IGULA TALIN LAHAYD?
   MAHADSANID DR.

Milica_soomali:



ilaahay haku barakeeyo!

Navigation

[0] Message Index

Go to full version