Author Topic: SU'AAL: KAADI HAYSTA AYAA I BARARTA?  (Read 3407 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qodaxcade

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
SU'AAL: KAADI HAYSTA AYAA I BARARTA?
« on: October 06, 2020, 09:43:32 AM »
ASSALAAMU CALAYKUM,
Dr aad ayaan kaaga mahadcelinayaa dadaalkaaga aad ku caawinayso ummada soomaaliyeed,
Anigu waxn ahay wiil dhalinyaro ah, waxaan illaa muddo fog isku arkay in KAADI HAYSTU I BARAR TO MARKA kaadi i hayso, waxoogaa kadib na barar ku wuu yaraanayaa, kaadidu ima gubto, waan ceshan karaa lkn kaadihaysta ayaa i bararaysa xanuun yar na way leedahay, markaan kaadiyo kadibna dhowr daqiiqo bararkii iyo xanuunkiiba way yaraanayaan, Wali dhakhtar ma'aadin,
Sidaas darteed dr XAALKAYGU WAA SIDEE? MA INFECTION BAA I HAYYA?, MA CUDUR KALE AYAA JIRA?
MAXAAD IGULA TALIN LAHAYD?
   MAHADSANID DR.




Offline Milica_soomali

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 64
  • Points: +0/-0
Re: SU'AAL: KAADI HAYSTA AYAA I BARARTA?
« Reply #1 on: December 05, 2020, 01:54:23 PM »



ilaahay haku barakeeyo!