Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhabar xanuun ayaan leeyahay?
(1/1)
Malka_1994:
asc dhakhatrita sharftale wan in salamaya marka hore salan kadib 2 su aalo ayan raba in ad iga jaawabtin
1: dhabar xanuun ayan leyahay waliba wa Dhanka bidixda in
2: hurda la'an ayan yeshay
Milica_soomali:
caafimaad baan kuu soo dirayaa!
Navigation
[0] Message Index
Go to full version