Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhidid Saliid Leh Oo aan ku arko Xabadka?
(1/1)
Muxudiin2012:
Dictoore: Subaxdi Markii Aan Hurdada Ka Soo Kaco waxaan isku arkay Dhidid Saliid Leh oo Xabadka iyo Garbaha aan ka dareemo. Maxaa keeni kara adigoo Mahadsan?
NB: Wax yaabaha igu cusub aan sameeyo.
1) Exercise ayaan Bilaabay Habeenkii
2) LOOS aan la dubin ayaan mar marka qaar cunaa.
Mahadsanid.
Milica_soomali:
+
aan ka hadalno!
Navigation
[0] Message Index
Go to full version