Author Topic: Su'aal: Kuleel cagaha iyo ibta ah?  (Read 3267 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Prince.sessa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kuleel cagaha iyo ibta ah?
« on: November 17, 2020, 06:09:51 PM »
Asc diktoore, mudo gaaraysa ilaa 6 bilood waxaab dareemayaa xanuun leh sifooyinkaan
1. Kuleel cagaha ah
2. Xubinka taranka ibtiisa oo barar yar ku jiro sidoo kale waxaan ka dareemayaa haf haf, kuleel aan badneen
3. Waxaan dareemayaa xiniyaha hoostooda xanuun ah oo aan aad u badneen

Wali ma guursan wax galmo ah noocay ahaataba ma samayn nolashayda.

Marmarka qaar xanuunka wuu iga dabcayaa ilaa dhowr maalmood kadibna sideedii bey ku soo noqonaysaa. Waxaan u tagay dhowr xarumood oo caafimaad gudaha somalia, dhaqaatiir kala duwana waa la kulmay. Waxaa mar la igu sheegay infection, dawooyin kala duwana waa qaatay mudadaas nasiib daro waxba ima ayan tarin.
Diktoore fdln talo caafimaad iga sii arinkaan

Jzakallah




Offline Milica_soomali

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 64
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Kuleel cagaha iyo ibta ah?
« Reply #1 on: December 05, 2020, 01:55:25 PM »


waxaan kuu soo dirayaa xoog!


 

Maxaa Keena: Calaacalaha Gacmaha Iyo Cagaha Inta Cadcad Oo Marna Kulul Marna Qabow?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26786
Last post March 10, 2012, 02:33:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan cuncun ka dareema cagaha markan inbadan taagnaado sida (tukashada)

Started by Wahiib143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7842
Last post November 10, 2012, 01:13:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Habeenki marka seexanayo cagaha ayaa i olola?

Started by FeycadeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2418
Last post December 05, 2017, 09:01:01 AM
by Akhaa Binu Jowhari
Su'aal: Xanunka cagaha hoose oo huraya iyo calaacalaha?

Started by Ifka AbdalaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3818
Last post August 10, 2015, 10:53:10 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Kusas yar yar o kaso baxa cagaha dushooda?

Started by Asma AliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3057
Last post October 02, 2016, 08:51:06 PM
by SomaliDoc