Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kuleel cagaha iyo ibta ah?

(1/1)

Prince.sessa:
Asc diktoore, mudo gaaraysa ilaa 6 bilood waxaab dareemayaa xanuun leh sifooyinkaan
1. Kuleel cagaha ah
2. Xubinka taranka ibtiisa oo barar yar ku jiro sidoo kale waxaan ka dareemayaa haf haf, kuleel aan badneen
3. Waxaan dareemayaa xiniyaha hoostooda xanuun ah oo aan aad u badneen

Wali ma guursan wax galmo ah noocay ahaataba ma samayn nolashayda.

Marmarka qaar xanuunka wuu iga dabcayaa ilaa dhowr maalmood kadibna sideedii bey ku soo noqonaysaa. Waxaan u tagay dhowr xarumood oo caafimaad gudaha somalia, dhaqaatiir kala duwana waa la kulmay. Waxaa mar la igu sheegay infection, dawooyin kala duwana waa qaatay mudadaas nasiib daro waxba ima ayan tarin.
Diktoore fdln talo caafimaad iga sii arinkaan

Jzakallah

Milica_soomali:


waxaan kuu soo dirayaa xoog!

Navigation

[0] Message Index

Go to full version