Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Quuman
(1/1)
Naasiryare12:
Asc Doctorka iyo dhaman Bahda kale ee cafimadkaba waan salamayaa Salan dabadeed waxan ka cabanayaa Quuman Cudurka la dhaho Quun hada waxan marayaa in Dawo kasta ay waxba iga Tari weyso Kanini kasta waan ka quustay waana igu soo laa labanaa labadii bilodba mar ayu igu dhacaa marka maxaad xal ii heysaa Doctore Kawaran Habka qalinka Risk miyaa mise waa iska Normal??
Milica_soomali:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version