Somali Medical Forums
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
Home
Help
Login
Register
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Qaybta Su'aalaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Asc su,aal
« previous
next »
Print
Pages: [
1
]
Author
Topic: Asc su,aal (Read 5051 times)
0 Members and 2 Guests are viewing this topic.
Amranqaaali
Newbie
Posts: 15
Points: +0/-0
Asc su,aal
«
on:
January 29, 2021, 10:18:45 PM »
Asc doctor waxa I xanuna wadnaha waxa aya imuda marna idin aya iga qabata marna xoog ayau ii garaca hospital marka tagay waxey idhahen waxbo maqabtit dhigag ayey ka qaden iyo naska bidix wax iga dhadhajiye waxbo maqabtit idhahen mashin yar xata wala iga xeray habenki dhan igu xerna subixi layga furay lkn waxbo maqabtit idhahen ane walal iga hayo gasne wan qaba boga ihura korka ihura hurdad kuso naxa daaco badan saxara layga baray bakteriyo maqabtit aya ley dhahay hada tuba ibalansan lkn wadnaha walal iga hayaa hada ka hore subax nimo ayu said igaracay ani dhan qabow noqday kadib isbital aday dhiga layga qaday waxa laygu xeray kanini 2isbuuc la cunayo iiso qoren magacisa wakan kaleorid 1g jazakallah doctor illahay ajir haka siyo
?
Logged
Milica_soomali
Full Member
Posts: 64
Points: +0/-0
Re: Asc su,aal
«
Reply #1 on:
January 29, 2021, 10:46:48 PM »
Qaado asbiriin, cun cun caafimaad leh oo naso!
Logged
Amranqaaali
Newbie
Posts: 15
Points: +0/-0
Re: Asc su,aal
«
Reply #2 on:
January 30, 2021, 03:33:27 PM »
Dhatarkena waxa joga Finland asbirin mayalo maku arkin waxan daremayo walwal malahn miya teda kale jawabaha wala badalay san ma ahan jiray illahay hanoka daayo waana cawisaa
Logged
Print
Pages: [
1
]
« previous
next »
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Qaybta Su'aalaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Asc su,aal