Diseases and Conditions > Cudurrada Haweenka

Minka aya fin iga soo baxay

(1/1)

Hoden Hassan:
Asc doc waxn qaba su all waxn ataantan isku arkay in tuunbada ama makanka afkisa ay iga soo baxeen waxd fin modo adag marki aan tabto waana sida finka camal markan tabto finkana wuu leegyahy oo mahan wax aad u weyn doc walow aanan aqoon makanka lakin hadi aan gacn tayda ama fartayda hoosta wax yar galiyay ama eegay waxn dareemaya wax af yar leh oo gudaha ku jira misna afkisa ama dhuunta hore inay fin yar iga soo baxay markas waxs maxa waaye aya la dhigi karaa waad ku mahadsantahy

Milica_soomali:

Hoden Hassan:
Asc doc hadad msg ku saansan ka soo baxa makanka iiga soo jawab ado mahadsan

Navigation

[0] Message Index

Go to full version