Author Topic: Cadceed  (Read 3657 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sahalkaa1

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Cadceed
« on: January 02, 2022, 11:59:55 AM »
Asc ditoore magaceygu waa ahmed waxaan ku noolahay dalka somalia waxaan ka cawanayaa hurdo la,aan iheyso mudo halsano ah waxaa biloyinki udanbe yay igu soo kordhay in uu igaracmo halka godan ee dhunta hosteda ah  HP gegguna waa 15 waxaan utagay oo baritana igu sameyay ditora kala duwan waxana wey iga wayeen waxay iqooreen kaniino hurdo ilaa hada waan isticmlaa baritanada ay igu sameyen tyrodka ayaa kamid ah weyna iga wayeen
Tala isii ditorre
Mahadsanid ditoore sida wanagsan ee aad inoo caawiso marwaliba.




Offline Milica_soomali

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 64
  • Points: +0/-0
Re: Cadceed
« Reply #1 on: January 03, 2022, 12:54:17 AM »