Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Xaniinta

(1/1)

Macanecabdi:
Dr waxa I xanuunta xiniinta bidix wayna I bararsantahay, 5bilood ka hor ayan daawo dhamaystay la ii siiyay infection darteeed(UTI),.UTI dii wan ka bogsaday balse xiniinta wa sideedi xitaa labo dhaktar o kale ayan tagay kiniino kala duwan ayaa la I qoray waxna igana tarin....

...(way I barasantahy,taabahsadana way ku damqata, mararka qaar labada xininyood way kala dheeradan, )

Milica_soomali:

Macanecabdi:

--- Quote from: Macanecabdi on May 11, 2022, 05:50:23 PM ---Dr waxa I xanuunta xiniinta bidix wayna I bararsantahay, 5bilood ka hor ayan daawo dhamaystay la ii siiyay infection darteeed(UTI),.UTI dii wan ka bogsaday balse xiniinta aya barar I bilaabay,siiba ta bidix labo dhaktar o kale ayan tagay waxayna I dheheen wa epidydimo-orchitis kaso keenay hada scrotal sac(minimal hydrocele) kiniino kala duwan(antibiotics) ayaa la I qoray waxna igana tarin....
 Marka Dr bal maxaan sameeya jazaakalhu khyran

...(way I barasantahy,taabahsadana way ku damqata, mararka qaar labada xininyood way kala dheeradan, )

--- End quote ---

Navigation

[0] Message Index

Go to full version