Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suaal
(1/1)
Mohamali:
Xaaskayga caadada ka wareertay ilaa sanad takhtar gynaecology u tagnay baaritaan ka dib waxuu kaqaaday hormone test AMH iyo FSH hormones. AMH waxuu noqday 0.01 halka FSH uu noqday 27.5. Waa qiyaas 47 Sano jir hore caruur u soo dhashay. Walaalayaal soo sharaxa cabiradaas malaga yaabaa inay uur qaado hadii marmar caado hesho. Yacni caadadii waa jirtaa marmar hada 3 bil ugu dambaysay ay si caadi uga socotay.bil ka hor kaadida ayay ku aragtay midas iyo tuushka.
Mohamali:
Asc suaal baan idin soo waydiiyay oo ay baahi wayn noo hayso jawaabteeda aniga iyo xaaskaba. Waqti deer may qaadataa jawaab holidays?
SomaliDoc_:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version