Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
suaal
(1/1)
Kaatib:
Waad mahadsantihiin dhamaan bahda Somalidoc sida aad ugu adeegeysaan waxaan Rabaa inaad iiga jawaabtaan Maxaa ka dhaxeeyo gaaska iyo kalyo xanuunka ? waxaan isku arkay marwalbo gaas I qabto in kilida midig i xanuuneyso waxaan isa saaray iskaan wasaq ayaa kugu jirto ayaa lagu yiri biyo badan ayaan cabaa kaninini cystone ayaan qaata lkn waxan fahmi waayy xilliga gaaska I qabto in kilida I xanuuneeso hadan wax cuno aan fiicnanaayo!
SomaliDoc_:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version