Diseases and Conditions > Qaybta Wacyi Galinta

ISticmaalka Daawada (Talooyin)

(1/1)

Pharmacist:

* Markaad bilaabto inaad cabto  daawada dhakhtar ka weydii inuu ku sharxiyo sida daaweynta aad u isticmaali karto, iyo wax khatar u
ah caafimaadkaaga.

* Ha isticmaalin qof kale  daawadiis, ha siin daawadaada qof kale.

* Haddaad isticmaasho daawada  waqti oo lagu tala galay inaad isticmaasho, ha joojin intaadan dhameysan waqtiga oo dhan.

* Dhakhtarka ama daawo-ibiiye,  weydii in ay hubiyo daawada aad isticmaaleyso, wax muhiim waa qiyaasta daawo ee hal-mar aad qaadato.

* Daawada walba waa la wada  siiyaa warqadda ku sharxo sida loo isticmaali karo daawadan. Haddi lagu siin waayey weydii dhakhtarada.

* Haddaad takto isbitaal qaado  oo tus dhakhtarada daawada aad isticmaaleyso. U sheeg haddaad alerjiyo ama uurka leedahay.

* Haddaad isbitaalka joogto iska  hubso inaad daawada caadi aad u isticmaasho ee lagu siineyo.

* Haddaad ka baxdo isbitaalka  waa in dhakhtarkaaga ama dhakhtarka aad u tegeyso tustaa daawada aad isticmaali jirtay.

* Ku celi daawada  aadan isticmaalin, haku turin meesha qashinka.Pharmacist

Navigation

[0] Message Index

Go to full version