Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: C.risaaq on March 17, 2016, 11:28:04 PM

Title: Su'aal: Xiliga aan naxo ama aan baqo waxa daremaa gariir?
Post by: C.risaaq on March 17, 2016, 11:28:04 PM
asc dr xiliga aan naxo ama aan baqo waxa daremaa gariir lugaha iyo gacmaha ah iyo awood o iga baxaysa .???  dr ika faaide cilmi ilahy ku baray .?
Title: Re: Su'aal: Xiliga aan naxo ama aan baqo waxa daremaa gariir?
Post by: SomaliDoc on March 26, 2016, 03:00:28 PM
Ka akhriso halkaan qoraal aan uga hadlay arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6563.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6563.0.html)