Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikaadir on November 22, 2019, 09:21:46 AM

Title: Su'aal: Umulaashi baan qabaa?
Post by: Abdikaadir on November 22, 2019, 09:21:46 AM
Marka hore waan idin salaamayaa waadna ku mahadsan tahiin sida wacan ee aad somalida ugu faahfaahisaan cilmiga Caafimaadka

Waan guursan rabaa qoftii aan guursan rabey waxay tidhi umulaashi baan qabaa, hadaba
umulaashiga miyaa lakala qaada? Maxuuse yahay?