Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zazky on January 28, 2013, 11:38:09 AM
-
Asc dhaman wan ina salamay gar ahan daktarka waxan raba inan sual kuwaydiyo suasheyda waxan waxa wajiga iga soo baxay baro yar yar oo farabadan waxeyn barihi isku badalen buro marka side lagu dawin karaa maxase dawo u ah ?
-
Fadlan la xiriir takhtar ku taqasusay cudurada maqaarka, nabraha iyadoo la arkin lagama warbixin karo.