Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abuabdirahman on January 21, 2017, 07:27:24 PM

Title: Su'aal: Maxaa sababa neef farabadan?
Post by: Abuabdirahman on January 21, 2017, 07:27:24 PM
Asc dr aad ayuu u mahadsanyahay waxan doonayaa inaan waydiiyo maxaa sababa neef farabadan oo dabada ka timaada marmarka qaara bilaa controla mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababa neef farabadan?
Post by: SomaliDoc on April 26, 2017, 11:41:21 AM
Qoraal ayaan kaga hadalnay cilladaan ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2002.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2002.0)