Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fefoo on December 15, 2018, 01:47:38 PM

Title: Su'aal: Waxaan leeyahay Ilowshiyo badan?
Post by: Fefoo on December 15, 2018, 01:47:38 PM
Asc somali doc.
Waxan haysta ilawshiyo badan,markan xafido malin ka dib ama labo Cisho ka dib wan ilawayaa wxn kale darema in concentration ka mrkn wax akhrinayo igu yar yahay.
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Waxaan leeyahay Ilowshiyo badan?
Post by: SomaliDoc on April 14, 2019, 09:51:30 PM
Horay ayaan cilladaan ugu faahfahinnay qoraal, waxyaabaha ilowshiyaha keeno iyo siyaabaha loola tacaalo ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0)