Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jossef on July 15, 2019, 01:43:21 PM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuunayo dhabarka iyo sinaha?
Post by: Jossef on July 15, 2019, 01:43:21 PM
Asc waxan jeclaan lahaa dhakhaatiirta iyagoo mahadsan inaan weydiiyo waxa mudo i xanuunayay dhabarka iyo sinaha hadana waxa kusoo koedhay gumaarka mararka qaarna kelyaha waxa i xanuuna kelyaha iyo xididada ilaa xiniinyaha ku teedsan waxan rabay inaad iiga jawaabtaan waxa keeni kara xanuunka iyo talo aad iga siisaan
FG: dhakhtar wali uma tagin maxa yeelay waxaan joogay oo ka shaqeynayay meel aan dhakhtar fiicani joogin