Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Katra on February 01, 2016, 08:31:38 PM

Title: Su'aal: Waxaa i qabta xanuun dhinaca bidix ee feeraha?
Post by: Katra on February 01, 2016, 08:31:38 PM
Wa mahadsantaha doctor sa nogu faidaysid jazakallah.  Wl waxa i qabta xanuun dhinaca bidix e feraha markan fadhiyo wax yar. Jazakalalah khayr
Title: Re: Su'aal: Waxaa i qabta xanuun dhinaca bidix ee feeraha?
Post by: SomaliDoc on February 08, 2016, 04:03:57 PM
Feero xanuunka wax badan ayaa keeno, waxaad akhrisataa qoraal kuu faahfaahin doono xanuuanda feeraha ku dhaco iyo siyaabaha lagu kala garto, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html)