Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shamso Mohamed on September 14, 2015, 10:02:13 PM

Title: Su'aal: Maxaa sababa xanuun ku yimaada raga xiliga galmada?
Post by: Shamso Mohamed on September 14, 2015, 10:02:13 PM
maxaa sababa xanuun ku yimaada raga xiliga galmada ay sameynayaan sida in uu sii wadan karin howsha islamarkiiba uu soo boodaya isagoo daremaya xanuun awoodna aan u laheyn in uu sii wado iyo biyaha oo xanuugiya

thanks to all somali medcal forums
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababa xanuun ku yimaada raga xiliga galmada?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2015, 02:20:23 PM
Xanuunka halkuu ka dareemayaa? meelo badan ayaa xanuun laga dareemi karaa:
1- Xabadka - wadnaha
2- Dhabarka - lafdhabarta
3- Lugaha - bowdyada ama jilbaha
4- Madaxa
5- Qaska ama kaadi heesta ma xubnita taranka laftirkeeda.

Fadlan su'aashaada waadixi si aan kuu siino jawaab faahfaahsan.