Somali Medical Forums
Health Related Forums => Islam and Medicine => Topic started by: Abdulrazzak on July 20, 2012, 12:02:44 PM
-
RAMADAN KARIIM ALL BROTHERS AND SISTERS IN THIS FORUM .. HAPPY RAMADAN DAYS WE KEEP IN THIS RAMADAN WITH FASTING , PRAYING AND ABSTAINING ALL SINS..
MAY ALLAH ACCEPT OUR DEEDS...
ALLAH KARIIM
-
allahu akram... alla ha naga aqbalo soonka salaada iyo camalka suuban.
alla hanaga dhiga kuwii naarta laga xureyo... jannada hoy u noqata.
umadda islaamkaana dhibka alla ha ka qaada...wadankeena alla ka dhiga mid nabad ah.
ramadaan kariiiim dhamaan asxaabta meel kasta ood joogtaan.
-
allhu akram ramadan mubaaag alx alleh anago bad qabno awoodi karno inaan soono na garsiiyo alow soonkeena saldena nag aqabl intiislam ahn alow ka aqal alow soonkan kisa anogo caifmad qabno dalkeeno nabd ah dalkeno barwaqa na garsii aloow cafimad taam ah na sii aamiin yaa alaah alaahuma taqabl min saalixil acmaal alahum igfir lana dunubana ramadan kareem somaliyey meelkastood aduunakka jo gan
-
Ramadan Mubarak dhamaaan umada muslimiinta oo dhan, ilaahay waxaan ka baryeeynaa inuu nagu daro kuwa bisha barakaysan ee ramadaan fadligeeda loogu naxariisto, looguna danbi dhaafo, naartana laga xoreeyo , Allahoma Amin.