Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Khadar Ibraahim on September 01, 2020, 03:04:09 PM

Title: Su'aal: Daweynta gaangida ama shigshiga?
Post by: Mohamed Khadar Ibraahim on September 01, 2020, 03:04:09 PM
Asc dhakhtar waxaan leeyahay hag hago ama gaangi sidee loo dweyn karaa??
Hadii magaalada hargeisa lagu daweeyo fadlan ii sheeg halka laga halayo adeegaas??

Mahadsanid..