Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiweli on August 26, 2016, 08:19:39 PM

Title: Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?
Post by: Abdiweli on August 26, 2016, 08:19:39 PM
Asc..
Waxaan rabaa inaan waxka ogaado xanuunka la dheho "Lupus" waa xanuun caynkee ah...dadka noocee ah ayuu ku dhici karaa...ma xanuun khatar ah baa mise waa jiro Normal ah....masababi karaa dhimasho..
Daawadiisuse maxay tahay?
Waan umahadcelinayaa dhamaan Bahda Somali Doc...
Title: Re: Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2016, 06:33:09 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunka Lupus ama SLE loo yaqaano: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3612.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3612.0)